78 avsnitt • Längd: 30 min • Månadsvis
Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
The podcast ALBAAQIYAT is created by albaaqiyat. The podcast and the artwork on this page are embedded on this page using the public podcast feed (RSS).
Dhagaysi wanaagsan
DHAGAYSI WANAAGSAN
DHAGAYSI WANAAGSAN .
Dhagaysi wanaaagsan 😊
Maga Alle we Al-Nuur ayan manta qaadan doona hadii Alle idhaa dhagaysi wanaagsan .
Manata waxaan ka hadlaynaya magaca Alle ee {ARhiim } , waxaynu soo qadan doona sida uu nolosheena xidhiidh toos ah ula leyahay iyo sidaan ilaahay ugu baryi lahayn .
Dhagysi wanagsaan .
Amal abdillahi badde
Xalqada cawa waxay jawaab utahay oo ay caawinaysa inan kasta oo midabkeeda , muuqeeda , shaki kasoo galay , ama raacday oo unuglaatay waxaybaha ay social media ka arkayso ee duraya quruxda dabiiciga ah .
Dhagaysi wanaagsan .
رب تقبل توبتي واغسل حوبتي وأجب دعوتي
اللهم انك عفو تحب العفو فاعفوا عنا
اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا واجعل الجنة هي دارنا .
اللهم إنا نسالك التوفيق والهداية والرشد والإعانة والرضى والصيانة والحب والإنابة والدعاء والإجابة
اللهم إني عبدك، ابن عبدك، ابن أمتك، ناصيتي بيدك، ماضٍ فيَّ حكمك، عدلٌ فيَّ قضاؤك، أسألك بكل اسمٍ هو لك، سميتَ به نفسَك، أو علَّمتَه أحدًا من خلقك، أو أنزلتَه في كتابك، أو استأثرتَ به في علم الغيب عندك؛ أن تجعل القرآنَ ربيع قلبي، ونور صدري، وجلاء حزني، وذهاب همِّي؛
«اللهم بك استعين وعليك اتوكل، اللهم ذلل لي صعوبة أمري وسهل لي مشقته وأرزقني من الخير كله أكثر مما أطلب وأصرف عني كل شر . >>
اللهم اجعل لساني عامر بذكرك وقلبي بخشيتك وسرّي بطاعتك،انك على كل شيء قدير.
اللهم إني أتبرأ من حولى وقوتي إلى حولك وقوتك.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك.
Haddi aad taqaano qiimaha naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa yeeli maayaan .
Amal abdillahi bade .
FIIDNIMO WANAAGSAN
Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( Al wahhab ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde
Maalin wanaagsan .
Ramdaan mubarak 🌙
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( ar-rassaq ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Duhur wanaagsan
Ramdaan mubarak 🌙
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al xaliim ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al bassir ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde
Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle
( alfataax )
Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano .
Ilasoo dhagaysta casharka si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano
Amal abdillahi badde .
Fiidnimo wanaagsan
Magaca aan qaadanayno casharkani waa magaca Alghafaar oo micnihiisu yahay dambi dhaaf badane .
Inta aad casharkan ku kudo jirto waxaad baranaysaa casharo badan oo noloshada maalinla ah wax ka tara kuna caawiya waxaanad sii fahamaysaa xadiga ay leedahay naxariista ilaahay iyo dambi dhaafkiisu .
Ila soo dhagayso wixii aad ka baratana comment iigu reeb .
Amal abdilaahi badde .
Halqada cawa waxaan kaga hadli doonaa magaca Alle ee ( AR-FIIQ ) oo micnihiisu yahay ( dabacsanan)
Waxaan ka hadli doona sida uu nolosheena usoo galayo uguna dabaqi karayno
Dhagaysi wanaagsan .
Amal abdilaahi bade
Magaca aynu maanta qadanynaa waa magaca Alle ee ( AL MALIK ) ( المَلِكْ)
Waxaynu falan qayndoona sida uu nolosheena usoo galin karno waxanu sidoo kale fasiraynaa micnaha magaca iyo waxa looga jeedo sida aynu ugu ducaysan karno .
Dhagaysi wanaagsanban idiin rajyanaya .
Amal abdillaahi bade .
Magaca Alle een manta isla baranayno waa
(ARRAB) ( الرَّبْ )
Waxaynu isla baraynaa micnaha looga jeedo magaca iyo sida aynu ilaahay ugu baryi karno .
Inaad ka bogataan baan rajaynayaa .
Amal abdilaahi bade .
Hordhacii 2aad ayaynu manatana isla dhagaysan doona
Waxaynu sharaxaynaa fariqiga udhaxeeya إحصاء 📊 iyo العد iyo sida ay magacayda barashadeedu cilmi farabadan iyo dheera badan inoogu furfuri karto marka aynu fahano
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynyaa .
Amal abdilaahi bade
Barashada magacyada ilaahay waa asalka cilmi kasta oo aduunkan yaal , waana asaaska ay noloshu ka saxanto , manta xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa ahmiyada iyo booska qiimaha leh ee magacyda ilaahay ku leeyihiin diinteena suuban .
Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa .
MARTI : huda abdilaahi bade
Xalqada manta waxa iigu marti iigu ah walaashay huda oo aanu kawada hadalnay marxaladahaa kala duwan ee qofka dhalinyarta ah maro marka uu kujiro da’da (15-21) .
Ka faaidaysi wanaagsanbaan idiin rajaynaya.
GABAGABO
Cawa waxaan soo gabagabeyaay kalkii 5 oo ka hadalyaay barbaarinta carururta kasoo inoo soo socday mudo 3 bilood alhamdulillah .
Xalqada cawa aad ayay muhiim ugu tahay hooyo , inaan aan xaas ahayn , wiilasha aan guursan , aabo kasta oo caruur dhalay sifiican aynu iskula dhagaysano inshaAllah
JasakumuAllahu khayraa
Xalqada caawa waxaan kaga hadlaynaa xidhiidhada imaada walhtiga lagu gudo jiro qaangaadhinimada iyo saamynta ay kuyeelayo nolosha ilamaha ee danbe
Sido kale waxaan ka hadlyanaa sidee aynu ugu caawin lahayn caruurta inay dhistaan xidhiidh saxiibtinimo oo wanaagsan .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynayaa
Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da’da ( 13-15)
Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah
1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da’da .
2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da’da .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa
Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan.
xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,
1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya
( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )
2; maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo
3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro
4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .
Dhagaysi wanaagsan .
Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su’aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa .
Su’aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso.
Wixii su’aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano .
Dhagaysi wanaagsan 🌸
Amal abdilaahi bade
Masuuliyada oo ilmahaa la bara
waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo
Waxaad xalqadan ka heli doontaa su’aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh .
Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan .
Aad baan idinku mahad celinayaa .
Amal cabdilaahi bade
Manta waxa aynu uguda galayna marlxalad cusub oo aynu kaga hadalyno da’da (9-12) marka uu ilmuhu uu jiro iyo waxa uu ugu baahida badan yahay waxay tahay in lagu beero , iyo filashooyinka uu qabo markuu da’dan kujiro .
Dhagaysi wanagsan ayaan idiin rajayanay
Dareemuhu waa luuqad kamida luuqada ay bini adamku ku hadlaan ayna tahay in ilmaha lagu ababiyo wakhtiga uu yaryarahay .
:- waxa jira dhibaatooyin fara badan oo ka dhasha cabir la’anta dareemada oo qofka kusoo baxa marka uu waynaado si aynu taas ugu hortagno ayaynu xalqadan ku lafaguraynaa dareemaha iyo ahamiyada ay leeyihin .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya
Amal abdilaahi bade
Kalsoonidu waa tirarka ugu muhiimsan barbaarinta caruurta marka aynu ku gudo jirno
Si aynu usoo saarno caruur dhan walba kadhisan oo nafsiyan badqaba waa inaan kobcinaa uun waxa uu Allah caruurta ku abuuray oo ah inay laso dhashaan kalsooni .
Dhagaysi wanagsan iyo ka faaidaysi fiicanbaan idiin rajyanayaa .
Salaadu waa tirka labaad ee diinteena macaan wanaa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta caruurta .
Xalqadan waxaan si faahfahsan uga hadlaynaa baahida ruuxiga ee ku abuuranta ilamaha marka la eegayo dhanka diinta iyo calamadaha kasoo if baxa ilmahaa marka uu soo galo da’an (7-9)
Dhagaysi wanaagsan
Marxalda aynu hada kujirno oo ah (4-6 ) waxyabhaa ugu muhiimsan ee caruurta lagu beerinkaro quranka ayaa kaw ka ah
Waxaynu kusoo qaadan doona xalqada manta 16 qodob oo inaga caawinayaa inaynu caruurta Qur’aanka ku xifdi siino .
Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajayanaya
Luuqadu waa waxyabaha ugu mudan ee ay tahay in waalidku ay wakhti badan galiyaan ilmihu inta uu yaryahay waxaad xalqada mnata ka baran karaysa
1; sidaad ku ogaan lahyd in ilamahagu dareen ahaan badqabo
2: sideed ilamahaga luuqadiisa hooyo ukobcin lahyd una sixi lahayd
3; (4-6) baahiya ilmuhu uu qabo oo iyadna aan laba qodob kaga hadli doono .
Dhagaysi wanaagsan
Amal abdilaahi bade
:. Baahiyaha ilamaha marka uu aadka uyaryahay sida jacaylka / naxariista / usamrida .
:. Waxyabaha ah diintu jidasay ee ay mudan tahay in waalidku ilmaaha usameeyan marka uu dasho .
:. Maashakilka ay leedahay mar xaladan (0-3)
Iyo qababka loola tacaalo .
Dhagaysi wanaagsan
Amal abdilaahi bade
Xalqada cawa waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob oo muhiim ah
1: fahanka guud ee barbaarinta .
2: marxalada ka horaysa waalidnimda
3: su’aalaha lamanaha aad rabto inaad nolol wadaag la noqotid aad waydiin kartid .
4: (0-3 ) baahiya ilmuhu uu leyahay badh kamida .
Intaaso qodob ayay koobsnaysa xalqada manta dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
BISMILLAH ,
Xalqada uhoraysa ee kalkani waxaan kaga hadlaynaa baarinimada iyo xidhiidhka kala dhaxeeya toosida nolosha caruurta aynu korinayno , iyo sida ay samaayn baaladhn ugu yeelan karto mustaqbalkeena .
Dhagaysi wanagsan .
Amal abdilaahi bade
Dhamqasho waa ciwaanka xalqada manta ee ugu dambaysa kalkan ka bogo oo fahan muhiimada ay inoo leedahay sifadani
Waxa jira khaladaad badan oo si malinle ah aynu kala kulano bulshada inagu xeeran oo kalifta in aad kafalceliso taasina anay ufiicnayn caafimaadkeena maskaxeed iyo mid jidheedba
sifadan manata aynu ka hadlayna waxay kugu caawinaysaa in aad mashaakil hor leh oo kugu dhici laaha dad badana aad isku waayi lahaydeen aad kagaa hortagto oo aad noqoto qof ilduufleh waxna diidaa oon dulmiga qaadan waxna dhaafi kaara
Kagaa bogo xaqladan sifadan oo faahfasan
Amal abdilaahi
Samafalku waa xirfadahaa ugu qiimaha badan ee kasbashadooda nolosha qofka wax wayn kusoo kordhiso aduunyo , aakhriba
Xalqadan waxaan ku eegayna sida loo kasabdo xirfada , faaidooyinka ay nolosheena uleedahay iyo samaynta ay kaga tagto qofka noloshiisa.
Amal Abdilaahi
Aduunkan aynu noolnahay hadii aanu qanuuno uu ku kala socodo Allah udhigin kadibna aanu ina barin qaabka aynu ugu dhaqmayno qanuunada waxa imaan lahaa khalkhal fara badan oo dhanka nolosha ah
Inaad ogtahay inay jirto meel aad unoqoto marka aad siibato ee aad samayso wax kabaxsan wixii laguu baneyaay dareenkaas ayaaba ah nimco kamida nimcooyinka maalinlaha ah ee aynaan oagayn .
Ila dhgayso xalaqadan si aan u ogaano xidhiidhka ka dhaxeeya soo laabashada,camalka wanaagsan, hanuunka .
Amal abdillahi
Sualaha ugu wa wayn ee aan iswaydiin jiray noloshyda ayaa waxa kow ka ahaa qofku miyuu noolan kara hanuunka rabi la’antii !
Sidee loo gaadhaa hanuunka ?
Tubteen umaraa si aan ugaadho ?
Suaalo iga wada dhex guuxayay oon jawaabtooda Qur’anka kariimka aan ka helay ayay ahayd ila dhgaysta xalqadan si aad wax igala ogaato mawduucan
Amal cabdilaahi bade
Waxa jira fursado maalinle ah oo nolosheena soomaraya se aynaan ahayn qaar ku baraarugsan ahmiyada ay inoo leeyihin amaba aynaan diyaar u ahayn wakhtiga ay fursado ina soo marayso
Kaga bogo xalqadan fursadi waamaxay ? Maxaa ina dhaafiya janisyada iyo fursadahaa maalinlaaha ah ee ina soo marayaa ?
Diinteena macaani maxay katidhi ahmiyada uu wakhtigu leyahay iyo qodobo kale oo xiiso leh
Dhagaysi wanagsan
Amal abdilaahi
Minimalism / زهد / تخفف
Waxasoo dhan waa ereyo iskuwasa dhaw oo sheegaya macno isku wada mid ah waxaana laga wada in uu qofku iska yarayeeyo ku xeeldheeraanshaha wax urursiga sida dharka lacagta waxyabaha guryhaa ladhigto iyo afkaarta aan waxba kugu soo kordhinayn iyo inaad ka suhdido aduunyada oo aad kunoolato nolol baasida hadana qiimo leh oo tayo kamuuqato
Ila dhagayso xalqadan si aan ugu fahanto mawduucan si xeel dheer
XORNIMOOY LAGU JECEL
Qofkasta oo inaga mid ah wuxuu jecel yahay inuu xor ahaado xor ka ahaado waxkasta oo dareemihiisa xidh xidhaya dabraya horumarkiisa iyo horusocdkiisa dib udhigaya hadaba si aad halkaa ugaadho oo aad unoqto qof dhinac walba ka xora oo cida kaliya ee aad ubaahantahay ay Ilaahay tahay dhgayso xalqadan oo qalin iyo book qaado fahan oo qalinka ku dabar waxaad u aragto inuu ku anfacayo natiijadana uu ku gaadhsiinayo
Xornimo dareemed
Nimcooyinka uu ilaahay inagu manaysatay ayay kamid tahay inuu ina siyaay awood nafeed aynu ku kala xakamayn karno waxyabaha caqligeena soo galayaa , samanakan aynu hada noolnahayna waa mid qofka ku kalifaya inuu noqdo mid raba inuu wax kasta si dagdaga ku qabto hadii ayanaan ku baraarugina saamaynta ay nolosheena kuledahay waxaasi oynaan is badh qaban waxa k dhalan kara waxyabo badan oynaan mahadin
Kagaa bogo xalqadan sidaad uyeelan laahyd xuduud nafeed
BAADI DOON 2
Baadi doon ayaaynu ugu jirnaa inaynu kunolaano nolol farxad iyo rayrayn leh nolol dagan ,oo turxaan la’a ,
midkeenba meelbuu isku qaadaya siduu uheli lahaa una gaadhi lahaa farxadaas .
ila dhagayso xalqadan iskuna day inaad inuu bal wixii kaga baxa aad noloshaada kudabaqdo si baadi doonkaga suaalaha kaga soo noqonayaa aad jawaab ugu hesho .
Xalqadani waa suaalo soo noqnoqday oo khuseeya soonka iyo waxybahaa burinya waxaan kusoo ururiyaay su’aalo ay iswaydiinayaan hablo badan ,
waxaan ugu talo galay inay jawaab uhelaan suaalaha oo ay ugaadaan culimadu waxay ka idhaadeen waan raajyanayaa inaad ka faaidaysataan
RAMADAN MUBRAAK
Digrigu waa cibaadoyinka samaynta baladhan nolosha qofka bini adamka kuleh ee nooleeya qofka qalbigiisa , ruuxdiisa iyo jidhkiisaba saamayntiisuna ay dagdag qofka noloshiisa uga muuqato
Kaga bogo xalqadan faaidada digrigu uu leyahay .
Khushuucdu waxay kamid tahay cibaadooyinka qalbiga ah ee smaayn baladhan kuleh daganashaheen nafeed iyo teen ruuxigaa waxayna ubahanatahay barasho samir iyo dadaal joogta oo aynu galino si aynu ugu raaxaysano gudashada salaada iyo xaqiijinta hadafka wayn ee uu ALLAH inoo amray cibaadooyinka .
Kaga bogo xalqadan sida aynu isu bari karno khushuucda iyo waxybaha inaga caawin kara .
RAMDAAN MUBARAK
Maalmo kooban ayaa inooga dhiman bishii khayka bishii raxmada iyo naxariista , bishii isbadalka iyo guusha , hadiise aynaan garanyn sidaynu uga faaidysanano bishan khayrka badan leh way inagua dkanaysa in aynu xaqiijino waxbahaa kor ku xusan oo dhan kaga bogo xalqadan sidaad isugu diyaarin laahyd bisha ramdaan ugana faadiysan alahud khayrkaas oo dhan .
Wajiyada kala duwan ee nolosha iyo waayaheedu waakuwa ina bara soo labaashada iyo dib ugu noqoshada xaga Ilaahay,
taasoo aynu ku baraarugno markasta oo aynu xaalad dhexda kaga jirno.
La noolaanshaha ducada, dadka Rabigaa kuu dhawaynaya iyo talo saarashadu waa halka ugu dhow ee aynu kaga xidhmi karno mawjadaha hadaynta iyo hilinka toosan
kuwaasoo waayeheena nololeed ka dhiga cida ugu mudan inay nolol farxadleh kunoolaato.
Podcast- kan waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
En liten tjänst av I'm With Friends. Finns även på engelska.