86 avsnitt • Längd: 10 min • Månadsvis
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
(in English)
If you want a beautiful and happy family, you should make a plan.
You should also come with good Attitude and Good Training.
I hereby submit to you the draft of the Family Matters and
Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.
The podcast Somali-happyFamily Podcast is created by Sahra Sheikh Hussein. The podcast and the artwork on this page are embedded on this page using the public podcast feed (RSS).
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayayso Qoys Qurux badan faraxad ku dhisan, waa inaad Qorshe u samaysaa.Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tarbiyad wanaagsan. Halkaan waxaan kuso gudbiyaa Qabka loo Qorsheeyo Arimaha Qoyska Sida faraxada Qoyska Dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta dhirigalinta Shaqsiga Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Hormarinta shaqsiga,
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Qorsheynta Qoyska Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsiga intabo.Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,For your listening.
Halkan waxaan kusoo gudbiyaa, Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormarinta shaqsiga intabo.mahadsanid dhagaysigaada,Thanks,for your listening.
Halkaan waxaan kuso gudbiyaa, Qorsheynta Qoyska Dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsiga.waad la wadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada.Thanks,for you listening.
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa, Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruuurta iyo Hormarinta Shaqsiga.intabo.waad ila wadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid Dhageysigaada.Thanks,for your listening.
Halkaan waxaan ku soo gubiyaa Hormarinta Qoyska sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsigabo Waad ilawadagi kartaaa Fikirkaada. Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,For your listening.
Halkaan waxaan kuso gudbiyaa Hormarinta Qoyska sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta.Dhiirigalinta shaqsiga. Waad ilawadaagi kartaa fakarkaada mahadsanid dhageysigaada.Thanks,for your listening.
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Hormarinta Qoyska Sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta Shaqsigabo.waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadasanid Dhageysigaada.Thanks,for your Listening
Halakaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,for your listening
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa wixii Fikiradaada ah.Waad ku mahadsantahay dhageysigaada.Thanks,for your listening.
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Walidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada, mahadsanid,dhageysigaada. Thanks,for your listening.
Halkaan waxaaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Hormarka Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurta iyo Hormarinta shaqsiga bo intabo.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada, Thanks,for your listening.
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska.
Iyo sidookale Hormarka Shaqsiga.
Waad ilawadaagikartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada.
Thanks,for listening.

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,
sida dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska. iyo sidookale Hormarka shaqsiga.
Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada. Mahadsanid,dhageysigaada.
Thanks, for listening.
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska sidaDhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarka Qoyska .
Sidookale Hormarka Shaqsiga. wad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.
Mahdasanid dhageysigaada.Thanks,for listening.
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Dhiirigalinta Waalidiinta iyo Tarbiyada carruurta iyo Hormarka Qoyska,
sidookale Hormarka shaqsiga.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada.
Aad ayaad u mahadasantahay.Thanks for listening.
Halkan waxan ku so gudbiyaa Arimaha Qoyska sida Dhirigalinata,
WaalidiintaTarbiyada Caruurrta iyo Hormarinta Qoyska.
Sidookale Hormarinta Shaqsiga. Hadii aad qabto Fikrada wad ilawadaagi kartaa. waad ku mahadasantahay dhageysigaada.
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida dhirigalinta
Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormaraka Qoyska.
sidokale Dhirigalinta Shaqsiga.Kuso dhawaaw Somali-happyfamily Podcast.ilawadaag Fikirkaada iyo hadii aad Su"aal qabto intabo.Mahadsanid dhageysigaada.
Halkaan waxaad kalasoco karataa,Farxada Qoyska Harmarinata shaqsiga,Dhiirigalainta Waalidiinta Barbaarinta caruurrrta iyo Tarbiyadoda.
Waad ku mahadsantahay Dhageysigaada, sodhawoow.
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaaa Arimaha Qoyska,
sida dhiirigalina Waalidiinta Tarbiyada Carrurta iyo Hormarinta Qoyska.waxaad ilawadaagi kartaa Fikirkaada iyo hadii Aaad Su"aal qabto intabo, Mahadsanid dhageysigaada.
halkaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska sida daganaasha ah
Qoyska farxada iyo Barbaarinta Caruurrta mahadsanid dhageysigaada.
Wax yaalaha ladhageysto ama ladaawado waxay noqodaanbo,
waxaad ogaataa inay Naftaada Samaayn ku reebayaan.
maraka u door Naftaada wax Aduun iyo Akhirabo waxtar kuuleh:
Somali happy family, waxaa uu katurjumayaa,Farxada Qoyska iyo Bulshada,
inaay tahahay wax loo baahanyahay markaste in la hormariyo ama la Tageero.
Si loo helo Qoys Nadiif ah ku dhisan Farxad.Mahadsanid walaal dhageysigaada.
Waxaad tahay Walid ku nool Wadamada Reer galbeedka,
mashaqeysid waxaad Ilmahaaga u iibisaa bilwalibo alaab Qaali ah!:
Kalmada mahad naqa waa wax aad u wanaagsan, Qofkii bartana waxaa uu dareemi karaa Dagaanan,
iyo naxariis kudadaal inaad orankarto Allmadulilllaah, Mahadasanid Qofka aan Dadaka u mahad celin Allaah na uma mahad celiyo.
Mahadsanid walaal dhageysigaada.
Farqiga u dhaxeeyo Hooyada wanaagsan ee safiican ubarbaariso U Badkeeda,
iyo Hooyada Aan Siwanaagsan aan U Barbaarin ubadkeeda farqiga udhaxeeyo.
Walal mahadsanid Dhageysigaada,waad ilawadaagi kartaa wixii su"aaal ah.
Waqti aan hada joogono waxaa ka Qiima badan Waalidaka Saxiibka Qofka ah.
Waxaad arkeysaa Qof waqti galinaayo Qof saaxiibkiis ah lkn Aan war ka haynin Waalidkiis!!.
Hadii aad qabto wax Su"aal ah Ama Aad jeceshahay inaad ilawadaagto Fikirkaada.
Igala so xariir dhanka WhataApp +43665783558 Mahadsanid walaal.
Hadii uu Qof ku dhoho Aniga waxaan ma aqaano ama ma garanaayo,micnaheeda ma ahan inuu Qofkaas
wax walibo Jaahil ka yahay. Majiro qof Aqoon ku dhashey!
Waad ku mahadsanatay dhageysigaada hadii Aaad qabto wax Su"aal ah ama Fikir ah waxaad igala so xariir kartaaa,
WhatsApp +43665783558
Malaga yaabaa inaad kulaabto waddankii markale, oo Aad nalawadaagto,Warbixino
sidaan oo kala ah.waan jeclaan lahaa wax Bulshada wax u taraayo inaaan ilaso wadaago.
Hadii Aaad wax Su"aal ah ama Fikir ah Aaad qabto waxaad igula wadaagi kartaa WhtsApp
+4366565783558
Hadii Aad doonayso inaad Ama Aaad jeclaan laheyd in aad Wadankaadii Maal gashato,
waxaa ka jiro Fursado badan oo Ay Dadku ku Baraarug sanayn!
Hadii Aaad jeclaan lahayd inaaasd ilawadaagto Fikikaada Ama Aad qabto Su"aaalo,
waxaad igula soo wadaagi kartaaa dhanka WhatsApp.
Waan jeclaan la haa inaad ilawadaagto Fikirkaada Saliimka ah Mahadsanid.
+4366565783558.
Goorma ayaa kuugu danbeysay Somaaliya majeclaan lahayed in aad tagto?
Hadii ay jawaabtaada tahay haa ilasoco inshallaah.
Waqtigada ugu qalisan waxaa iskaleh ilmahaada,
ha u ogalaanin qofkale in aad siiso waqtigaada.
siiibo markii ilamahu fasax galaan.
Hadii waxa su'aal ah ama Fikir ah Aaad ilawadagayso Aaad baan,
u jeclaan lahaa waad ilawadaagi, mahadsanid kartaa dhan ka whatsApp,
+4366565783558
Qofkaste oo Waalid ah ama noqon rabo masu"liyad ayaa kasaar,
ilaalinta ilmaha Xaquudooda, ha ogalaan in ilmaha la dhibaateeyo.
waa Qaybtii sadaxaad gunaandakii Cagajugleynta loo gaysto ilmahaaga.
Hadii kuu shaqayn waydo Cabashada aad gudbiso.
Wax kasheegida iskoolka ilmaahagu dhigtaan,
ama Macalimiinta inaad wax ka sheegto kuma caawin doonto!!
Cagajuglen ama Hadaad inta badan waxaa sameeyo Caruurrta ama dhalinyarada,
waxaan ka hadli doonaa inshalllaah Qaabkii hadii ay ku gu dhacado Arintaan wixii Aad ku caawin lahayd ilmahaaga.
Muhiimada ay leedahay marka ilmahaagu su aal kuwaydiiyo.oo aad siwanaagsan ugu jawaabto.
Ama ay dhacado in uu ilmahaagu Su aalaha kaaga jawaabin ama ayku Adakaato kajawaabida Su aalaha.
Jooji niyad jabka Hoos isu dhigida iyo Hawada quusta,Ha isku dhiibin Sifudud!!
Waa wada shaqeyn kaladanbeyn isku Dhimrin Qofbo Qofka kale,
waa isfahan guud iyo mid gaar ah Kalgacal Joogta aha.
Qofkaste waa inuu ixtiraamaa Qofka kale, waa inuu jiraa Xad idiin dhaxeeyo.
Waa inaad ku kasoontahay Lamanahaada.
Noolashada Sida Aaad u Noolanayso Go"aankeeda Adiga ayaa leh,
Ha Habarbar dhigin Qofkale Tiisa Taada ka adkow!!
Khaladaadka aan ka galno Nafneena iyo Qoyskeena,
waxaa la orankaraa waa Qariska tuur!!
waxaa na ka dhasho dhibaato wayn marar ka qaar.
Kalsoonida Naftu waa inaad aqoon uleedahay Naftaada iyo waxaad ku fiicantahay.
waa inaad leedahay Awood aad ku maamusho Hab fikirkaada ama hab dhaqankaada.
Is edbintu waa wax labarto oo Qofkaste barankaro,
hadaaad lahayn is edbin ama is xakamayn aad naftaada xakameyn wax Hadaf ah
ama Guul ah ma gaaraysid Noolashaada .
In aad Qoays ama Bulsho Badasho waxaa ka horayso in aad Adigu isbadal samayso,
inay kaskaxdaada Korayso waxaa ka ogaan kartaa Hab fikirkaada.
Dhiirigalin ama Motivation waxaan walaigaa ku so mari doonin ,
waadna ka shalayi doontaa waqtiga waa seef ka faa"iidayso intay goor goortahay!!
Wax yar oo Aad ku tiri ilmahaada oo waxaa jiro kuu keenikaro dhibaato,
Aadna filaynin marka ka digtoonow wax Aad ku hadlayso mararka qaar way Adkaan kartaa.
Ilaali Anshax SI Asluubaysana u hadal markaad Caruurrta la sheekeysanayso.
Maxay ku laduwan yihiin ilmahaada iyo kuwa Dadka kale.Mar hadaad tahay Waalid ama Aaad rabto inaad noqto,
iska ilaali inaad wax ka sheegto ilma kale waayo War uma haysid wax ay noqonayaan ku waada .
ha caayin oo ha ceebaynin Ilmaha kale waxay ku gu leeyihiin Xaquuqo.
Mu hiimada Ayleedahay marka ilmaha Lalawadaago Armiha Qoyska ee masiiriga ah,
waxaa uu Dareemayaa masuuliyad iyo Ixtiraam kaas oo kufahmikaro hadii waalidka dhintaan ama ay wax ku dhacaan,
Markasto oo Waalidiinta dhaxdooda uu jiro Wadahadal
kudhisan Ixtiraam kaladanbayn Isdhageysi Talawadaag iyo Kalsooni waxaa
soo baxo Qoys Quruxbadan IYO ubada Quruxbadan.
Wali diinta wax ka sheego ilmahooda Ayagoo is leh Tarbiyeeya.
iyo dhibaatada ay u gaystaan. waxaan ka hadli doonaa
wax yaalaha lagu badali karo Arintaan .
Waxaa dhacado mararka qaar in Wali diinta Somaraan Mar xalado kala du wan
yaran toodi. Hadiii ay tahay Korniimadoodi,Barbaarintoodi,Dhaqan kiii ,Bay"adii ama Deegankii.
waa inaad Daboosho baahiyah gaarka ee ilmahaada,
Hagaaji lamacaamilida ilmah sida ugu wanaagsan.
Waa inaad Abuurtaa Kalsoonida Qoyska Si loo helaa
xasilooni iyo Daganaasho dhagaado.
Wax yaaalaha Waaalidka Ay tahay inuu ilaaliyo.
Maadamaa uu yahay Hogaamiyaha Qoyska!
Waxaan ka hadli doonaa sida uu Noqonkaro
Waalid ku dayasho Mudan Si Caruurta Ay u helaan
Hogaamiye Fiican ama Tababare Wanaagsan.
Walidiinta Ayaga Naftooda Been Masheegaan?
Qaab Noocee ah bay Ayeey oo ga Taxdarikaraa?
Siay ilmaha ugu fududaan in uu sheego Been.
Hogaaminta fiican waxay kabilaabtaa Guriga,
waxay leedahay Faa"iido badan marka ilmaha loo sameeyo
Program sida Caafimaad wanaagasan iyo dhanka Badqabka.
Wax tarka ay uleedahay programka ilmaha.
waan inaad ilamah u samayso barogaraam ama wax uu kumashquulo.
Qabka ilamaha Jir ahaan iyo Maskax ahaan loo gadhiso ilmaha
En liten tjänst av I'm With Friends. Finns även på engelska.