Xalqadan koobaad waxaan kaga hadli doonaa noocyada xidhiidhada nolosha loo qaybiyo iyo kuwa u muhiimsan. Waxaan ugu talo galay in ay xalqadani noqoto bar bilowga kobcinta wacyigaaga ama habfikirkaaga dhinaca xidhiihdada.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp