Qaybta - 3aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa waxa loo yaqaano ''qaab-falcelimeedka dagdaga ah'' ee dadku muujiyaan xiliyada ay la kulmaan xaaladaha dareen ahaan cariya sida cadhada, niyad-jabka ama cabsida.
Qaab-falcelimeedkan dagdaga ahi waxa uu saamayn taban ku yeeshaan qofka dhinacyada kala duwan ee noloshiisa sida xidhiidhada uu la leeyahay dadka kale iyo cafimaadkiisaba.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp