Sveriges mest populära poddar

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow

28 min • 2 maj 2023

Fariin ii reeb :)

Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid.  Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho  dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

00:00 -00:00