Sveriges 100 mest populära podcasts

Halwo Ali: Life coach

Halwo Ali: Life coach

Become a Paid Subscriber: https://anchor.fm/halwo-ali/subscribe I am a life coach and professional motivators. I encourage youth and my target is young people. I encourage them to be self-sufficient self standing. If you visit this podcast regularly you will find many things that will make you happy. I always speak about psychology ,self development and business development. Especially those who speak Somali Language.

Prenumerera

iTunes / Overcast / RSS

Webbplats

podcasters.spotify.com/pod/show/halwo-ali

Avsnitt

EPISODE 155:BARO AFARTAAN XIRFADOOD 2024 WAA XIRFADAHA UGU WAXTARKA BADAN

4 XIRFADOOD OO UGU WAXTARKA BADAN 2024. HADDA XOOGA SAAR SIDII AAD KU BARAN LAHAYD.

1. PSYCHOLOGY

2. BUSINESS

3. TECHNOLOGY

4. HISTORY.- BIOGRAPHY

2024-04-26
Länk till avsnitt

EPISODE 154 THE SIX ELEMENTS OF HAPPINESS: 6 CAADO EE AAD FARADA KU ABUURANKARID

CASHARADA AAN ARDAYDA SIIYO QAYB YAR AYAAN KA SOO JARAY. LIXDA CAADO EE AAD FARXADKU ABUURANKARTID

2024-04-23
Länk till avsnitt

EPISODE 153 KALSOONIDA NAFTAADA IYO SHAQSIYADAADA BARO

KALSOONIDA NAFTAADA IYO SHAQSIYADAADA SIDEE KU WANAAJINKARTAA. SI DADKAL KALE AAD ULA DHAQATID.

2024-04-11
Länk till avsnitt

EPISODE 152: MENTAL ENERGY SIDEE KU ABUURANKARTAA

MENTAL ENERGY SIDEE LAGU ABUURANKARAA, WAA QAYBTA FIRFIRCOONIDA, MARKA AAD CAAJIS DAREENTID DIB U DHIGASHA BADAN DAREENTID WAXAA HOOSEEYO MENTAL ENERGYGAAGA.

2024-04-09
Länk till avsnitt

EPISODE 151: 4 QODOB OO KU SAABSAN SOCIAL MEDIYAHA SABABAHA LOO SAMEYEY IYO SIDA AAD OGA FAA IIDEEYSANKARTID

1.      WAA MAXAY SABABTA LOO SAMEYEY BARAH BULSHADA? ANAGA SE MAXAAN KA AAMINSANAHAY?

2.      MA OGTAHAY UJEEDKA AAD MARKASTA U GASHID BARAHA BULSHADA?

3.      MA OGTAHAY FAA IIDOOYINKA AAD KA FAA IIDEYSANKARTID BARAHA BULSHAD?

MA KUU QORSHAYSAN YAHAY WAQTIGA AAD GALIKARTID IYO WAQTI AAD GALINKARIN

2024-04-04
Länk till avsnitt

EPISODE 150: 3 XIRFADOOD EE DHAQAALE AAD KU YEELANKARTID HADDII AAD HAYSATANA AAD KU KOBCINKARTID DHAQALAHAADA.

3 XIRFADOOD OO DHAQAALE AAD KU YEELANKARID HADDII AAD DHAQAN GALISID. SIDOO KALE HADII AAD DHAQALE LEEDAHAY DHAQALAHAADA AAD KU KOBCINKARTID.

2024-04-02
Länk till avsnitt

EPISODE 149: 5 CAADO OO KUGU HAYAGSA ISBEDDELKA NOLOSHA, HADDDII AAD KU DHAQANTID.

5 CAADO OO KUGU HAYAGSA ISBEDDELKA NOLOSHA, HADDDII AAD KU DHAQANTID. 5 SUAALOOD HADDII AAD KA JAWAABTID OO CAADOOYINKA DHIGATID JAWAABAHAAS HUBAAL NOLOSHAADA ISBEDEL WEYN AYAAD KU ARKI DOONTAA. 1. Dadka badankooda ma oga in ay u bahanyihiin isbedel nololeed 2. Meel aan ka bilaabo isbedelka nolosha ma garanayo 3. Natiijada ka soo baxda ayaan ka baqaa haddii aan wax uun sameyo 4. Waxaas aqoonteeda ma lihi waligay ma soo baranin, waxaan u daayaanaa dadka soo bartay! 5. Awood qofeed iyo awood dhaqaale ma haayo aan ku bilaabo isbedelkaas.

2024-04-01
Länk till avsnitt

EPISODE 148: HABRAAC AAD U FUDUD. SIDA LOO QORA HADAFYAADA, YOOLASHA NOLOSHADA

HABRAAC AAD U FUDUD SIDA L OO QORA HADAFYADA AMA YOOLASHA NOLOSHAAD WELIB LOOGA DHIGA MID GUULEESTA

1. Specific: Wax  Cayuuman

2. Measurable: La cabirikaro?. 3. Achievable: La xaqiijinkaro.? 4. Relevant: La xiriira Waqtiga?

5. Time bound: Waqtiga Cayuuman leh

2024-03-26
Länk till avsnitt

EPISODE 147 BARASHADA XIRFADAHA WAXAY FURSADKUU SIINAYSAA IN AAD NOQOTID QOF DHAQAALE AHAAN KOBCA

BARASHADA XIRFADAHA WAXAY FURSADKUU SIINAYSAA IN AAD DHAQAALE AHAN KOBACDID.

HADDII AAD XIRFADAAN BARANAYSID WHATAPPKA KU SOO BIIR. https://chat.whatsapp.com/DmJrJ4ANbwT4FMmqlCfxVh

2024-03-24
Länk till avsnitt

EPISODE 146 SIDEE CAQLI,CILMI IYO CAQIIDABA KU KOBCIKARTAA

SIDEE CAQLI, CILMI IYO CAQIIDABA KU KOBCIKARTAA?Casharkaan waxaan kugula wadaagi doonaa labo caado mid ubaad leedahay-

1. Maskax kobcaysa oo koraysa

2. Maskax daalan oo dhimanaysa

2024-03-24
Länk till avsnitt

EPISODE 145: THE MONEY LIFESTYLE. SIDEE KU GAARI KARAA XORNIMO DHAQAALE IYO XORNIMO WAQTI

SIDEE KU GAARI KARAA XORNIMO WAQTI IYO XORNIMO DHAQAALE.

2024-03-20
Länk till avsnitt

EPISODE 144: BARO XIKMADA KU JIRTA 3 DAAN XIRFADOOD

BARO XIKMADA KU JIRTA 3 DAAN XIRFADOOD

2024-03-18
Länk till avsnitt

EPISODE 143 XIRIIRKA NAFTAADA IYO DAGANASHAH MAALINTAAD

XIRIIRKA NAFTAADA IYO DAGANASHAHA MAALINTAADA CASHAR AAD U QIIMA BADAN.

2024-03-15
Länk till avsnitt

EPISODE 142: KA FAA IIDEYSA JADWALKA RAMADAANKA 2024

KA FAA IIDEYSA JADWALKA RAMADAANKA 2024

2024-03-10
Länk till avsnitt

EPISODE 141: TODOBA QODOB OO HABRAAC WANAAGSAN EE NOLOSHA KU SIINAYO

7 QODOB OO HADDII AAD DHAQAN GALISID NAFTAADA ISBEDDEL WAYN AAD KU TILAABSAN DOONITID

2024-03-06
Länk till avsnitt

EPISODE 140: 6 QODOB OO KU CAAWINDOONA HADDII AAD CALAMADAHAAS LEEDAHAY

HADDII AAD CALAMADAHAAS LEEDAHAY, BARO OO JOOGTAY 6 DAAN QODOB EE AAN KULA WADAAGAY.

2024-03-03
Länk till avsnitt

EPISODE: 139 DUNIDAAN TECHNOLOGYD AH SIDEE OGA FAA IIDEYSANKARNAA

DUNIDAAN TECHNOLOGYADA AH SIDEE OGA FAA IIDEYSANKARNAA.

2024-03-01
Länk till avsnitt

EPISODE 138: SUUQII CRYPTO OO CIRKAAS MARAYO. FURSADO BADAN YEEYSAN KU DHAAFIN

FURSADIHII HORE HADDII AY KU DHAAFEEN TANI YEEYKU DHAAFIN. LACAGTII BITCOIN OO QARAXDAY IYO SUUQII CRYPTO OO CIRKAAS MARAYO. DOQONI CALAF MALEH.

2024-02-27
Länk till avsnitt

EPISODE 137: BARO 6 QODOB OO RIYADA NOLOSHA LAGU HERGALIYO

NOLOSHA INTA AAD NOOSHAHAY WAXAAD LEEDAHAY RIYOOYIN IYO HIMILOOYIN AAD DOONEYSID IN AAD XAQIIJISID. 6 QODOB WAYKU CAAWINDOONAAN

2024-02-23
Länk till avsnitt

EPISODE 136: DHACDOOYINKA NOLOSHA EE KU SOO MARAY DAALKII IYO NIYAD JABKII AY KUGU REEBEEN KA SOO KABO

NOLOSHA WAA DHACDOOYIN JOOGTA AH OO KU NIYAD-JEBIYA. SIDEE OGA SOO KABANKARTAA DHACDOOYINKA KUGU DHACAY

2024-02-16
Länk till avsnitt

EPISODE 135: SIDEE LOO OGAADAA GANACSIGA AAD KU FIICANTAHAY

SIDEE LOO OGAADAA GANCSIGA AAD KU FIICANTAHAY EE AAD BILAABIKARTID AMA FEKERKA AAD BILAABI KARTID SI AAD FURSAD UGU BEDDESHID:

CONTACT ME: [email protected]

2024-02-13
Länk till avsnitt

EPISODE 134: THE FIVE PILLARS OF LIFESTYL: SHANTA TIIR EE NOLOSHA LAGU LIIBAANO HADDII LA BARTO

SHANTA TIIR EE NOLOSHA LAGU DHISO TAAS OO AAKIRA IYO ADUUNBA AAD KU LIIBAANKARTID

2024-02-09
Länk till avsnitt

EPISODE 133: SIYABAHA LOOGA FAA IIDEESTA TECHNOLOGYADA IYO ALADAHA CASRIGA

HADDII AAD DOONEYSID IN AAD KOORSADA PERSONAL FINACE IN AAD QAADATID FADLAN NALA SOO XIRIIR

WHATSPPK: +254 780 333331 [email protected]

2024-02-07
Länk till avsnitt

EPISODE 132:NOOC KA MID AH NOOCYAHAY TRAUMA EE QOFKA SI FUDUD U U DAREEMIKARO SI FUDUDNA LAGU DAAWEYNKARO MARKA LA OGAADO

ANHEDONIA WAA NOOC KA MID AH XANUUNADA DHIMIRKA EE QOFKA UU LA NOOLAADA ISAGA OO AAN OGEEN. CALAMADAHA LAGU GARTO

2024-02-05
Länk till avsnitt

EPISODE 131. SIDA EMOTION LOO XAKAMAYO

XAKAMAYNTA DAREEMAHA AADAN DOONAYNIN

2024-02-02
Länk till avsnitt

EPISODE 130: MARKA AAD XANAAQ CAAJIS DIB U DHIGASHO DAREENTID, ISTICMAAL 6 MODEL

HADDII AAD ARGTID IN AAD TAHAY QOF DAALAN OO AAN HORAYBA U SOCONIN ISTICMAAL THE SIX SECOND MODEL

2024-02-01
Länk till avsnitt

EPISODE 129: JAWAABCELINTA SUAALHI AAD ISOO WEYDIISEEN

DHIIRAGALIN AAD KUU ANFICIDOON

2024-01-30
Länk till avsnitt

Episode 128: SHAN TALO OO NOLOSHAADA DHAN KU ANFICIDOONTA 2024.

5 SHANTAAN SHAY KU DADAAL TALO IYO DARDAARANKII UGU WANAAGSANAA 2024

2024-01-27
Länk till avsnitt

EPISODE 127: 3 XIRFADOOD OO KA QIIMA BADAN MILLION DOLLARY PART 2

FEKERADAHA KAA SOO MAAXDA SIDA FICIL LA TAABANKARO LOOGU BEDDELO

2024-01-24
Länk till avsnitt

EPISODE 126; 3 SKILLS THAT MORE EXPENSIVE THAN MILLION DOLLAR

3 XIRFADOOD OO KA QIIMA BADAN MILOIN DOLLAR QAYBTI 1 AAD.

2024-01-23
Länk till avsnitt

EPISODE 125: 3 SKILLS THAT MAKE YOUR FAMILY HAPPY

SIDEE FAMILY GAAGA OGA DHIGIKARTAA MID FARXAD IYO CAAFIMAAD NOLOSHA KUWADA QAATO. HAPPY FAMILY HAPPY MONEY

2024-01-18
Länk till avsnitt

EPISODE 124: 3 SKILLS YOU CAN EARN MORE MONEY FROM ONLINE BUSINESS 2024

3 XIRFADOOD OO AAD ONLINEKA LACAG OGA SAMEYNKARTID HADDII AAD BARATID,

2024-01-16
Länk till avsnitt

EPISODE 123 HOW TO BECOME ACTIVE AND CREATIVE PERSON

SIDA FEKIRADAHA KUGU SOO DHACAA FURSADO LOOGU BEDDELIKARO. NOQO QOF MASKAXDIISA MAALGASHTA

2024-01-14
Länk till avsnitt

EPISODE 122: HOW TO DIRECT YOUR FOCUS

ISKU JAAN GOOYNTA NOLOSHA. MAALINTAADA ADAG IYO MAALINTAADA FUDUD SIDA ISKU SI LOOGU JAAN GOOYA

2024-01-12
Länk till avsnitt

EPISODE 121: THE 5 STYLES OF CONFLICT MANAGEMENT

SHANTA QAAB EE MAAREENTA CARQALADAHA NOLOSHA.

2024-01-11
Länk till avsnitt

EPISODE 120: SIDA LOO MAAREEYO MIDKA MID AH CARQALADEEYA YAASHA NOLOSH

EMOTIONAL WAXAY KA MID YIHIIN CARQALADEEYA YAASHA NOLOSH HADDII AAD BARATO SIDA LOO MAAREEYO LAGA MA YAABO IN AY NOLOSHAADA CARQALAD KU NOQDAAN BALSE SIDE KU BARANKARA?

2024-01-10
Länk till avsnitt

EPISODE 119: SIDA AAD MAANTA U NOOSHAHAY WAA MUSTAQBALKAAGA BERITO

SIDA AAD MAANTA U NOOSHAHAY WAA MUSTAQBALKAAGA BERITO HADDII ALLE NAFTA KUU DEESTA

2024-01-04
Länk till avsnitt

EPISODE 118: SIDEE KU NOQONKARTAA QOF KA DUWAN DADKA KALE

SANADKASTA EE KU DHAAFO WAXAA KAA GO DAY QAYB MUHIIM AH EE CIMRIGAADA MAXAAD FAA IIDAY?

2024-01-03
Länk till avsnitt

EPISODE 117 JADWAL RAAC MIYAAD TAHAY MISE DHAAN RAAC

JADWAL RAAC MIYAAD TAHAY MISE DHAAN RAAC CASHARKII KOOWAAD. PART 1

2024-01-01
Länk till avsnitt

EPISODE 116: HOW TO SETT YOUR YEARLY GOAL 2024. SIDA YOOLASHA IYO QORSHAHA SANDKA LOO SAMEESTA

SIDA YOOLKA IYO QORSHAHA SANADKA LOO SAMEYSTA. SAMEYSA QORSHAHA 2024

2023-12-31
Länk till avsnitt

EPISODE 115 DABACADAHA QOFKA ISKU DHAXDAADSANAHA AH

DISORGANIZE ATTACHMENT. DABACADAHAAN DADKA LEH SIDEE LAGU GARTAA`? HADDII ADIGA AAD LEEDAHAY SIDEE LOO BEDDELAA KUWA AAN LOO BAAH NEEN.

2023-11-27
Länk till avsnitt

EPISODE 114: WAA MAXAY CYPTOCURRNCY

LACAGAHA CRYPTO SIYABA BADAN AYAA LOOGA FAA IIDEYSANKARAA QOFKA DOONAYO IN UU KA FAA IIDEESTA.

2023-11-20
Länk till avsnitt

EPISODE 113: FAA IIDADA AY LEEDAHAY IN BUUGAG AKHRINTA LA JOOGTAYO

FAA IIDOOYINKA LAGA HELO IN BUUGAG AKHRINTA LA JOOGTEEYA

2023-11-15
Länk till avsnitt

EPISODE 112: KALSOONIDA IYO ASTAAMAHA LAGU GARTAY

KALSOONIDA IYO SIYAABAHA AAD KU GARAN KARTID KALSOONIDAADA INTA AY JOOGTA IYO HADDII KALSOONI LA AAN AY JIRTA MEESHA LAGAA HAYSTA

2023-11-13
Länk till avsnitt

EPISODE 111 XASILOONIDA NAFEED WAXAY KEENTAA IN AAD NOQOTID QOF FEKRADA WAX KU OOL AH SOO SAARO

XASILOONIDA NAFEED WAXAY ABUURTAA IN AAD NOQOTID QOF HAL BUUR LEH.

2023-11-09
Länk till avsnitt

EPISODE 110: SIDA UGU WANAAGSAN EE CARUURTA LOO LA DHAQMA

WAALIDIINTA QURBAHA JOOGA SIDA AY CARUURTA ULA DHAQMAAN IYO AQOON LA AANTA KEENTA IN ADIGA IYO ILMAHA AAD IS FAHMI WAYDAAN. CASHAR AAD U QIIMA BADAN ILA SOO XIRIIR HADDII AAD SUAALO QABTID WHATSAPPKA IGA LA SOO XIRIIR

https://chat.whatsapp.com/I9kedY66t2KD8qCLYehgtQ

2023-10-30
Länk till avsnitt

EPISODE 109: 5 CASHAR OO AAN KA BARANKARNO BUUGGA THE EMOTION CODE

5 CASHAR OO AAN KA BARANKARNA BUUGA NADIIFINTA MASKAXDA EE EMOTION CODE.

2023-10-25
Länk till avsnitt

EPISODE 108: EPISODE 108 TO LEARN DIGITAL BUSINESS IS ESSENTIAL

AHMIYADA AY LEEDAHAY IN LA FAHMA GANCASIGA. XALKU NOLOSHA WAA FAHAMKA GANACSIGA. https://chat.whatsapp.com/I9kedY66t2KD8qCLYehgtQ

2023-10-18
Länk till avsnitt

EPISODE 107 ATTCHEMENT STYLES HABKA NOLOSHA LOO FAHMA

ATTACHMENT STYLES HABKA NOLOSHA LOO FAHMA QAYBTA AAD KAGA JIRTID CASHAR QIIMA BADAN

2023-10-16
Länk till avsnitt

EPISODE 106: SIDA WAXKASTA LA ISU BARO ADIGA OO AAN ISKOOL AADIN

SIDA WAXKASTA AAD U BARANKARTID ADIGA OO AAN ISKOOL AADIN COACH MARYAM

2023-10-12
Länk till avsnitt
Hur lyssnar man på podcast?

En liten tjänst av I'm With Friends. Finns även på engelska.
Uppdateras med hjälp från iTunes.