Sveriges 100 mest populära podcasts

Ardaa Podcast

Ardaa Podcast

Kusoo dhowoow Ardaa podcast oo Aad kala socon doonto barnaamij kala duwan oo ku saabsaan dhamaan qeybaha kala duwan ee arrimaha bulshada.

Prenumerera

iTunes / Overcast / RSS

Webbplats

buzzsprout.com/2254393

Avsnitt

S1-E6 II WAD SHEEKADA -"Naftaydaay Gacalo.. Mohamed Qaamuus

Waa xalqad aan ku falanqeynayo naf jaceylka iyo siinta mudnanta aay leedahay naftu sidoo kale waxaan ku eegi doona buuga la magac baxay naftaydaay gacalo.

Instagram: abdikarem_ak

2024-02-04
Länk till avsnitt

S1-E5 II WAD SHEEKADA -"Ganacsiga iyo caanimada waxaan ka soo bilaabay... Natasha Gwal

Waa xalqad kale oo Anny ku falanqeenyno caanimada iyo ganacsiga xidhiidhka ka dhaxeeya martida barnaamijku waa nasteho oo ku maga dheer Natasha gwal.

Instagram: abdikarem_ak

2023-12-24
Länk till avsnitt

S1 -E4 II WAD SHEEKADA -?Waan kugu faana? ? Macalin maryama

"Dhiirigelinta nafta iyo joogteynta ku xidhnanshaha ilaahay" martida xalqadeenan waa macalim maryama oo kaida barayasha wax ka dhiga magaloyinka kala duwan ee Somalida.

Instagram: abdikarem_ak

2023-12-13
Länk till avsnitt

S1-E3 "Isbarbar dhiga heesaha somalida iyo rappka"Hanad Bandz

farqiga u dhaxeeya heesaha somalida iyo fanka casrigaa ee loo yaqaano rappka,kaas oo panu kawada sheekeysanay Hanad Bandz 

Instagram: abdikarem_ak

2023-12-09
Länk till avsnitt

S1- E2: "Aniga xaaskaygu waa inay arimaha guriga uun ku koobnaata" Haykal mohamed

wada sheekaysi kooban oo ku saabsan arimaha bulshada waxaa marti ku ah Haykal  Mohamed .

Instagram: abdikarem_ak

2023-11-20
Länk till avsnitt

S1-E1 II WAD SHEEKADA "Qarso nabarka qolofta leh" Hamda Hiilhableed

xalqadeena koowad ee ii wad sheekada wax marti ku ah abwaanad hamda hiilhableeed oo aanu kawada sheekesanay arimaha bulshada qeyb kamida.

Instagram: abdikarem_ak

2023-11-13
Länk till avsnitt
Hur lyssnar man på podcast?

En liten tjänst av I'm With Friends. Finns även på engelska.
Uppdateras med hjälp från iTunes.